Category: Wararka

1 1,528 1,529 1,530 1,531 1,532 2,824 18360 / 33881 POSTS
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabudwaaq, w [...]
Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo si kulul gu jawaabay Nuux Tani (Daawo)

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo si kulul gu jawaabay Nuux Tani (Daawo)

iyado Taliyaha ciidanka Maamulka Somaliland Nuux taani uu shir jaraa'id ku qabtay Hargeysa uu kaga hadlay ciidamadi ka goostay kuna biray Dowladda Pun [...]
Madaxweyne deni oo ka hadlay Wadahadalada DFS& Maamulka Somaliland (Daawo)

Madaxweyne deni oo ka hadlay Wadahadalada DFS& Maamulka Somaliland (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo maanta Garoowe ka furay shirka doodaha Xagaaga ayaa ka hadlay Meqaamka magaaladda Muqdisho iyo Wadahadalada Maamulka Somalila [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/user- [...]
Ciidamadda Amniga gobalka bari oo howlgalo xalay ka sameyeey Bosaaso (Daawo)

Ciidamadda Amniga gobalka bari oo howlgalo xalay ka sameyeey Bosaaso (Daawo)

Magaaladda Boosaaso ciidamadda amniga Bosaaso ayaa xalay sameyeey howlgalo balaaran oo lagu xaqiijinayeey Amniga Caasimadda Ganacsiga Puntland. Hoo [...]
Shirkii dib u heshisinta Galmudug oo la shaciyeey wakhtiga uu furmayo (Daawo)

Shirkii dib u heshisinta Galmudug oo la shaciyeey wakhtiga uu furmayo (Daawo)

Odayaasha dhaqanka iyo bulshada magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta Dhuusamareeb qado sharaf ugu sameeyay guddiga dib-u-heshiisiinta Galmdug iyo ergada [...]
Xoghayihii hore ee Gobolka Banaadir oo Qarax gaari ku geeriyoday

Xoghayihii hore ee Gobolka Banaadir oo Qarax gaari ku geeriyoday

Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay Goob koontorool ah oo lagu baaro Gawaarida oo ku taalla agagaarka Isgoska km4 wadada aada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Ca [...]
Madaxweynaha Puntland oo Furay Shirka Labaad ee Doodaha Xagaaga.(Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo Furay Shirka Labaad ee Doodaha Xagaaga.(Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdillaahhi Deni ayaa furay shirka labaad ee Doodadaha Xagaaga, kaasoo sanadkii labaad lagu qabtay magaa [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya marka laga reebo maalinta Jimcaha [...]
Waxgaradka Puntland oo ka hadlay xaaladda kismaayo (dhegayso)

Waxgaradka Puntland oo ka hadlay xaaladda kismaayo (dhegayso)

Xili magaaladda kismaayo lagu doortay Madaxweynaha Jubbaland Axmed madoobe ayaa hadana waxaa siyaabo kale lagu doortay inay Madaxweynaha jubbaland yih [...]
Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf xalay u sameyeey bahda qalinlayda (Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf xalay u sameyeey bahda qalinlayda (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay bahda qalinleyda ee ka qayb gash [...]
1 1,528 1,529 1,530 1,531 1,532 2,824 18360 / 33881 POSTS