Madaxweyne deni oo ka hadlay Wadahadalada DFS& Maamulka Somaliland (Daawo)

HomeWararka

Madaxweyne deni oo ka hadlay Wadahadalada DFS& Maamulka Somaliland (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo maanta Garoowe ka furay shirka doodaha Xagaaga ayaa ka hadlay Meqaamka magaaladda Muqdisho iyo Wadahadalada Maamulka Somaliland iyo Dowladda Somaaliya. Sido kale Madaxweyne deni ayaa ku cel celiyeey in Puntland aysan gor gortan ka gali doniin dhulkeeda. Warbixintan Maxamed Lakiman ayaa soo jeedinaya

Warka Fiidnimo iyo Wariye Xasan Haykal, Daljir Bossaso
MKX ASWJ Gobolada Dhexe: “Dagaalka Xeraale waxaa Abaabulay Galmudug”
DFS oo qalab cafimaad gaarsiisay degmadda Xudur ee gobalka Bakool

Madaxweynaha Puntland oo maanta Garoowe ka furay shirka doodaha Xagaaga ayaa ka hadlay Meqaamka magaaladda Muqdisho iyo Wadahadalada Maamulka Somaliland iyo Dowladda Somaaliya.

Sido kale Madaxweyne deni ayaa ku cel celiyeey in Puntland aysan gor gortan ka gali doniin dhulkeeda.

Warbixintan Maxamed Lakiman ayaa soo jeedinaya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: