Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo si kulul gu jawaabay Nuux Tani (Daawo)

HomeWararka

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo si kulul gu jawaabay Nuux Tani (Daawo)

iyado Taliyaha ciidanka Maamulka Somaliland Nuux taani uu shir jaraa'id ku qabtay Hargeysa uu kaga hadlay ciidamadi ka goostay kuna biray Dowladda Pun

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Maxaa kasoo baxay shirkii Rooble & Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka?
MUQDISHO: Ciidanka dowladda oo Isgoyska Dabka ku dilay Wiil iyo Gabadh walaalo ah

iyado Taliyaha ciidanka Maamulka Somaliland Nuux taani uu shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa uu kaga hadlay ciidamadi ka goostay kuna biray Dowladda Puntland ayaa hadalo uu jediyeey waxaa ka carooday xildhibanada Puntland ee ka soo jeeda gobalka sanaag,waxayna ugu jawaaben si kulul.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo kamid ah xildhibaanada Barlamaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay hadalka Nuux tani ka soo yeeray ee ku kalifay jabki ka soo gaaray gobalka Sanaag.

Hoos ka daawo Shirka Jaraa’id ee dhoore.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: