Site icon Radio Daljir

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo si kulul gu jawaabay Nuux Tani (Daawo)

iyado Taliyaha ciidanka Maamulka Somaliland Nuux taani uu shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa uu kaga hadlay ciidamadi ka goostay kuna biray Dowladda Puntland ayaa hadalo uu jediyeey waxaa ka carooday xildhibanada Puntland ee ka soo jeeda gobalka sanaag,waxayna ugu jawaaben si kulul.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo kamid ah xildhibaanada Barlamaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay hadalka Nuux tani ka soo yeeray ee ku kalifay jabki ka soo gaaray gobalka Sanaag.

Hoos ka daawo Shirka Jaraa’id ee dhoore.

Exit mobile version