Xoghayihii hore ee Gobolka Banaadir oo Qarax gaari ku geeriyoday

Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay Goob koontorool ah oo lagu baaro Gawaarida oo ku taalla agagaarka Isgoska km4 wadada aada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada muqdisho,waxana uu ahaa nooca gawaarida lagu dhejiyo.

Goobjogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in, iyada oo baaritaano lagu haayo Gawaarida aada Garoonka uu gaariga qarxay,isWaa qarixii labaad ee Maanta ka dhaca Magalada Muqdisho,waxaana Maanta barqadii miino nooca dhulka lagu aaso ah ay ku qaraxday Gaari ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya agagaarka Carwadii hore ee Taleex degmada Hodan gobolkan Banaadir.

la markaan auu ku geeriyooday Maxamed Sheekh Cilmi Maxamuud (Amiin) oo ahaa Xoghayihii hore ee Gobolka Banaadir,xilligii Maamulka Muungaab & Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com