Category: Wararka
-
MAANHADAL: Doorashooyinkii is khilaafsanaa ee ka dhacay Jubaland iyo halka uu xaalku ku dambayn doono (dhegayso)
Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan. Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa, Aragtida doorashooyinkii isgarab socday ee Kismaayo ka dhacay iyo dowladda dhexe oo lagu eedeeyo inay dowlado kalle ay usoo kaxaysatay…
-
Dowladda kenya oo soo dhaweysay doorashadii lagu doortay Madaxweyne Axmed Madoobe
Dowladda Kenya ayaa u hambalyeysay dib u doorashada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyadoo arrintan ay si dhow u muujineyso galaangalka weyn ee ay ku leedahay arrimaha Jubbaland. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ammaan loogu jeediyay Baarlamaanka Jubbaland, Hoggaamiyeyaasha dhaqanka iyo diinta iyo qeybaha bulshada reer Jubbaland sida…
-
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Maxamed Lakiman (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Maxamed Cabdi Maxamed (Lakiman)
-
Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo lagu dilay duleedka Hargaisa
Koox hubaysan ayaa magaalada Hargaisa ee xarunta mamaulka Soomaaliland waxa ay ku dishey labo ruux oo Ethiopian ah waxayna ay ku dhaawaceen labo kalana, kadib markii ay rasaas ku fureen gaari marayay duleedka magaalada Hargeysa. dadkan ayaa kamid ahaa tahriibayaal ka yimid dalka Itoobiya kuwaas oo marinkooda koowaad uu yahay magaalada Hargaisa. Afarta qof waxaa…
-
Galmudug oo walaac xoogan ka muujisay odayaashii Dhuusamareeb ku soo laabtay ee la soo kulmay Shabaab (dhegayso)
Kulankii golaha wasiirada ee dowladd goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay amniga deegaanadaas, dagaalka ka dhanka kooxda Al-shabaabi iyo howlaha dib uheshiisiinta Galmudug oo walaac xoogan ay ka muujiyeen golaha wasiirada. golaha ayaa sheegay in magaalada Dhuusamareeb aan looga baahnayn in dowladda ay keento ciidamo AMISOM ah. waxa ay sheegeen wasiirada in ay ka digayaan…
-
Sidee ayay Baran ku yimaadeen saraakiishii ka soo goosatay maamulka Soomaaliland (dhegayso)
Saraakiishii ka soogootay maamulka Soomaaliland ee isku soo dhiibay shalay dowladda Puntland ayaa madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni waxa ay uga mahad celiyeen kaalintii uu ka qaatay in ay yimaadaan dhanka Puntland ee gobolka Sanaag waxa ay sheegeen in laga bilaabo maanta in ay utaagan yihiin difaaca dalkooda iyo dadkooda. soo dhawaynta saraakiishan ayaa waxaa…
-
Shirki dib u heshisinta Galmudug oo qarka u saaran inuu fashilmo
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in Shirka dib u heshiisiinta maamulka Galmudug uu qarka u saaran yahay in uu fashilmo. Qaar ka mid ah Ergooyinkii tagay Magaalada Dhuusamareeb ayaa dib ugu laabtay meelihii ay ka yimaadeen ka dib markii ay sheegeen in aysan muuqan qabanqaabadda dadaallo…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo. Hoos kaga bogo wixii saaka warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.
-
Warka Arooryo iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Jaamac Cabdiraxmaan, oo ku sugan xarunta Daljir Garoowe.
-
Jidadka Jigjiga oo caawa bandoow ah iyo xaalka deegaanka Tuliguuleed
Jidadka caasimada Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee Jigjiga ayaa galabta illaa iyo caawa waxaa saaran bandoow aan loo oggolayn in wax gawaari ahi maraan jidadka. Bandoowga ayaa salka ku haya wafuud ka socota Federaalka oo Jigjiga yimid, loogana bartay markii ay deegaanka yimaadaan in la xayiro dhammaan gaadiidka magaalada illaa uu shirku ka dhammaanayo. Xubnaha…
-
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Waa Daljir Sanaag oo idin leh caweysin wanaagsan meel kasta oo aad nagala socotaan! Ku soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir oo idin kaga imaanaya Daljir Sanaag iyo xarunta cusub ee Badhan, mowjadda FM ee 88 MHz. Caawa & Daljir kaga bogo afkaarta shacabka gobolka Sanaag iyo waliba hammigooda iyo himilada cusub ee gobolka. Caawa &…
-
Degdegsiiyaha, Dimuqraadiyaddii Shalay iyo Federaalka Maanta (Qormo)
Sida ilmaha dhashay ay u maraan maraaxil koritaan oo is xigxiga (developmental stages) sida dhabacasho, xamaarasho, guurguurasho, socod iyo orod ayay wax walba oo biloow lihi u maraan maraaxishaa illaa ay ka qaan-gaaraan ama ka bislaadaan. Soomaalidu marbay ahayd dimuqraadiyadda ugu magaca dheer qaaradda Africa. Waxannu haysannay dimuqraadiyad curdan ah oo ay hoggaaminayeen dad niyad-samidooda…