Category: Wararka

1 1,526 1,527 1,528 1,529 1,530 2,824 18336 / 33881 POSTS
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir G [...]
Dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)

Dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)

Radio Daljir oo xoogga saaraya, siina xoojinaya soo gudbinta wararka iyo waraysiyada iftiimaya xaaladihii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Boosaaso [...]
Puntland oo ka haddashay Masiibo ka dhacday gobalka Mudug (dhegayso)

Puntland oo ka haddashay Masiibo ka dhacday gobalka Mudug (dhegayso)

Dawlada Puntland ayaa war ka soo sartay Ciid bacaada oo ku habsatey deegaano ka tirsan Gobolka Mudug. Ciidan ayaa la sheegay inay saamayn ku yeelat [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Qardho (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Qardho (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho. https://soundcloud.com/user-99587 [...]
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galaya Shir Madaxeedka 7aad ee Iskaashiga Afrika iyo Japan

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galaya Shir Madaxeedka 7aad ee Iskaashiga Afrika iyo Japan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Japan oo uu ka [...]
Korneyl Qolombi oo ka hadlay hadal micno daro ah oo ka soo yeeray Hogaamiye tani (dhegayso)

Korneyl Qolombi oo ka hadlay hadal micno daro ah oo ka soo yeeray Hogaamiye tani (dhegayso)

Maxamuud Cabdi Cumar Qaloombi, oo kamid ahaan jirey ciidamadii dawlada somaliya kana soo jeeda deegaanada Puntland ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay ha [...]
Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo lo doortay Afhayeenka guddiga doorashooyinka Puntland (dhegayso)

Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo lo doortay Afhayeenka guddiga doorashooyinka Puntland (dhegayso)

Gudiga doorashooyinka Puntland ee dhawaan lamagcaabay ayaa Xalay Magaalada Garoowe ku doortay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen iyo Afhayeenka Gudiga [...]
Duullaanka Oromada iyo barakicinta Soomaalida Dowlad Deegaanka siiba Tulliguuleed (dhegayso)

Duullaanka Oromada iyo barakicinta Soomaalida Dowlad Deegaanka siiba Tulliguuleed (dhegayso)

Shacabka DDS ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay ku hayaan qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada lana xiriira duullaan iyo barakicin joogto ah oo lagu hayo q [...]
Xildhibaan hore Caasho Cabdalle: “Madaxweyne Deni ha ka hadlo dhulka ay Somaliland xoogga ku haysato inta uu ka hadlayo maqaamka Muqdisho” (dhegayso)

Xildhibaan hore Caasho Cabdalle: “Madaxweyne Deni ha ka hadlo dhulka ay Somaliland xoogga ku haysato inta uu ka hadlayo maqaamka Muqdisho” (dhegayso)

Xildhibaan hore Caasho Axmed Cabdalle oo maanta waraysi gaar ah siisay Radio Daljir ayaa sheegtay in Madaxweyne Deni looga fadhiyo "xal ka gaarista xa [...]
1 1,526 1,527 1,528 1,529 1,530 2,824 18336 / 33881 POSTS