Duullaanka Oromada iyo barakicinta Soomaalida Dowlad Deegaanka siiba Tulliguuleed (dhegayso)

HomeWararka

Duullaanka Oromada iyo barakicinta Soomaalida Dowlad Deegaanka siiba Tulliguuleed (dhegayso)

Shacabka DDS ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay ku hayaan qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada lana xiriira duullaan iyo barakicin joogto ah oo lagu hayo q

Raysul wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo dhigiisa Turkiga la kulmay (sawiro)
Admiral Faarax Qare ” Badda Soomaaliya waxaa xaalufiyay doonyaha jariifka ah” (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Shacabka DDS ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay ku hayaan qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada lana xiriira duullaan iyo barakicin joogto ah oo lagu hayo qowmiyadda Soomaalida, taas oo ay haatan weheliso shaqooyinkii gaadiidka magaalada Jigjiga oo laga boobayo Soomaalida iyo isusocodkii deegaanada oo Soomaalida laga horistaagay, laguna go’doomiyey deegaano gaar ah.

Yaa haddaba u maqan shacabka Soomaaliyeed ee Dowlad Deegaanka Soomaalida?

Wariyaha Daljir ee Jigjiga, Jamarti Yaxye, ayaa arrintaas uga warramay Axmed SH. Maxamed Tallman.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: