Category: Wararka

1 1,515 1,516 1,517 1,518 1,519 2,823 18204 / 33867 POSTS
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/user- [...]
RW khayre oo gaaray Magaaladda dhuusamareeb

RW khayre oo gaaray Magaaladda dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kharye ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedk [...]
Barnaamijkii  dhir beerista ee ahaa Guri iyo Geed iyo guulihii ay ka gaareen Dhalinyarada gobolka Mudug  (dhegayso)

Barnaamijkii dhir beerista ee ahaa Guri iyo Geed iyo guulihii ay ka gaareen Dhalinyarada gobolka Mudug (dhegayso)

Dhainyarada ifiinta gobolka Mudug ayaa ku guulaystay in magaalooyinka Gaalkacyo, Burtinle, Garac,Jariiban iyo Xarfo in ay ku beeraan Dhir farabada [...]
Wasiir Sabriye oo sheegay xiliga uu furmayo shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug (dhegayso)

Wasiir Sabriye oo sheegay xiliga uu furmayo shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug (dhegayso)

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta, Cabdi Maxamed Sabriye, oo xalay ka qayb galay munaasabad soo dhaweyn ah oo Dhuusamareeb l [...]
Xaalada Soomaalida ku nool dalka Bakistaan (dhegayso)

Xaalada Soomaalida ku nool dalka Bakistaan (dhegayso)

Waddanka Paakistaan ayaa kamid ah waddamada ay wax ka bartaan ardayda Soomaaliyeed, waana dalalka ay Soomaalida u tagaan caafimaadka. Hadaba sidee [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
Siyaasi Muuse Cali Jaamac “ Nidaamka garsoorka Puntland ma aha mid shaqeeya, waxa ay ahayd in madaxweyne Deni  uu ka hor mariyo magacaabistii  Guddiga madaxa banaan ee doorashada” (daawo)

Siyaasi Muuse Cali Jaamac “ Nidaamka garsoorka Puntland ma aha mid shaqeeya, waxa ay ahayd in madaxweyne Deni uu ka hor mariyo magacaabistii Guddiga madaxa banaan ee doorashada” (daawo)

Madaxweynaha Puntland ayaa 17kii Bishii Agoosto waxa uu magacaabay Guddiga Ku-meelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland, kaas oo ka kooban 9 xubnood. [...]
Faah Faahin: halkee ayuu ku socday qaraxii ay fashiliyeen ciidamada dowladda?

Faah Faahin: halkee ayuu ku socday qaraxii ay fashiliyeen ciidamada dowladda?

Ciidamada dowaldda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay ku guulaysteen in ay fashiliyaan qarax laga soo buuxiyay gaari nooca raaxada ah oo ay la socdeen rag [...]
Gaalkacyo oo lagu qabtay  kulan ku saabsan  usinnaanta  siyaasada Raga iyo Dumarka (dhegayso)

Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan ku saabsan usinnaanta siyaasada Raga iyo Dumarka (dhegayso)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa lagu qabtay dood ku saabsanayd usinnaanta siyaasada Raga iyo Dumarka. kulankan ayaa waxaa soo qab [...]
Dibadbaxyo looga soo horjeeday xariga  wasiirkii amniaga Jubaland oo ka dhacay gobolka Gedo (dhegayso)

Dibadbaxyo looga soo horjeeday xariga wasiirkii amniaga Jubaland oo ka dhacay gobolka Gedo (dhegayso)

Dibadbaxyo lagu dalbanayay siideynta Wasiirkii amniga maamulka Jubaland ayaa ka kala dhacay magaalooyinka Luuq-Doolow-iyo Baladxaawo oo katirsan goba [...]
Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah ku riday askari dilay Arday

Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah ku riday askari dilay Arday

26 july sanadkan ayuu dable Boliis Baashi Mustaf Cumar Dhaqane ku dilay Allaha Unaxariiiste Marxuum Sheikh Nuur Maxamed Maxamuud degmada Xamarjajab [...]
Xayiraada dulimaadyadda Kismaayo iyo walaaca kenya (dhegayso)

Xayiraada dulimaadyadda Kismaayo iyo walaaca kenya (dhegayso)

Maalmo ka hor dowladda Soomaaliya ayaa amar waxa ay ku bixisay in diyaaradaha ka dagay garoonka Kismaayo ay soo maraan magaalada Muqdisho si hubin l [...]
1 1,515 1,516 1,517 1,518 1,519 2,823 18204 / 33867 POSTS