Xaalada Soomaalida ku nool dalka Bakistaan (dhegayso)

Xaalada Soomaalida ku nool dalka Bakistaan (dhegayso)

Waddanka Paakistaan ayaa kamid ah waddamada ay wax ka bartaan ardayda Soomaaliyeed, waana dalalka ay Soomaalida u tagaan caafimaadka.

Hadaba sidee ayay ugu nool yihiin Soomaalida dalkaasi Bakistaan? Maxatahay caqabadaha ay la kulmaan? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan waydiinay Hanad Maxamed Muse oo ah weriye madax banaan waxna ka barta mid kamid ah jaamacadaha ku yaal Bakistaan.

wariye Xaawo Axmed ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com