Siyaasi Muuse Cali Jaamac “ Nidaamka garsoorka Puntland ma aha mid shaqeeya, waxa ay ahayd in madaxweyne Deni  uu ka hor mariyo magacaabistii  Guddiga madaxa banaan ee doorashada” (daawo)

HomeWararka

Siyaasi Muuse Cali Jaamac “ Nidaamka garsoorka Puntland ma aha mid shaqeeya, waxa ay ahayd in madaxweyne Deni uu ka hor mariyo magacaabistii Guddiga madaxa banaan ee doorashada” (daawo)

Madaxweynaha Puntland ayaa 17kii Bishii Agoosto waxa uu magacaabay Guddiga Ku-meelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland, kaas oo ka kooban 9 xubnood.

Aaska Qaran ee Marxuum Gen Carays oo aan loo kala harin (daawo)
Daawo sawirada munaasabadda Caana Shubka Beeldaaje Maxamed ee Carmo (sawiro)
Ra,iisul Wasaare Rooble oo sheegay xiliga uu qabsoomi doono shirka golaha wadatashiga qaran?

Madaxweynaha Puntland ayaa 17kii Bishii Agoosto waxa uu magacaabay Guddiga Ku-meelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland, kaas oo ka kooban 9 xubnood.

Puntland ayaa 21kii sano ee la soo dhaafay madaxda ugu saraysa waxaa lagu soo dooranayay nidaamka beelaha ay wax ku qaybsadaan.

Hadaba maadaama labadii maamul ee ka horeeyay madaxweyne Deni ay soo magacaabeen Guddigan, kuna guul daraysteen in doorasho xor ah oo qof iyo cod ah ay Puntland ka hirgaliyaan, Muxuu kaga duwanaan karaa Guddigan kuwii ka horeeyay?

Maxay tahay baahida keentay Guddigan? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Siyaasi Muuse Cali Jaamac.
wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: