Xayiraada dulimaadyadda Kismaayo iyo walaaca kenya (dhegayso)

HomeWararka

Xayiraada dulimaadyadda Kismaayo iyo walaaca kenya (dhegayso)

Maalmo ka hor dowladda Soomaaliya ayaa amar waxa ay ku bixisay in diyaaradaha ka dagay garoonka Kismaayo ay soo maraan magaalada Muqdisho si hubin l

Sheekh shariif oo koonfur Africa gaaray (Sawiro)
Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Qaahira kula kulmay Madaxwaynaha Masar
Mucaaradka Puntland oo ka horyimid doorasho ka dhacda Puntland

Maalmo ka hor dowladda Soomaaliya ayaa amar waxa ay ku bixisay in diyaaradaha ka dagay garoonka Kismaayo ay soo maraan magaalada Muqdisho si hubin loogu sameeyo waxa ay sidaan.

Arintan ayaa waxaa ka carootay dowladda Kenya oo sheegtay in iyada looga danleeyahay maadaama Kismaayo iyo Dhoobley ay joogaan ciidamada Kenya.

Hadab Maxay tahay sabata ay Kenya ay ugu aragtay in go’aankan uu yahay mid iyada ka dhan ah? Su,aalahaa iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Burhaan Maxamed Cali Dhiinka kuliyada shareecada iyo qaanuunka ee Jamaacada Badda cas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: