Category: Wararka

1 1,511 1,512 1,513 1,514 1,515 2,821 18156 / 33842 POSTS
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihina [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir G [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Badhan (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Badh [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-995878235/warka-fiid [...]
Jawar & Jigjiga iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)

Jawar & Jigjiga iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)

Wararkii ugu danbeeyey ee deegaanka, sida ay nala qaysadeen wariyayaasha Daljir ee DDS iyo waliba bulshada deegaanada kala duwan ee gobolada DDS waa s [...]
Agaasimihii hore ee madaxtooyada Hirshabeele  oo ka soo muuqday deegaanada ay ka taliyaan Al-shabaab (Sawiro)

Agaasimihii hore ee madaxtooyada Hirshabeele oo ka soo muuqday deegaanada ay ka taliyaan Al-shabaab (Sawiro)

Xasan Cumar Axmed Xasan Mahdi oo ahaa Agaasimhii hore ee madaxtooyada Hirshabeele, mudooyinkii dambena ahaa ganacde ayaa ka soo muuqday deegaanada ay [...]
Dowrka Nabadoonada iyo dhismaha dowlad dhexe oo lagu midaysan yahay (dhegayso)

Dowrka Nabadoonada iyo dhismaha dowlad dhexe oo lagu midaysan yahay (dhegayso)

Nabadoon Cabdicasiis Yuusuf Xaarin oo kamid ah Nabadoonada gobolka Mudug ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay maanta Radio Daljir waxa uu uga hadlay dowr [...]
Xiisada u dhaxeysa Israa’iil iyo Libnaan oo  sii korortay ( dhegayso)

Xiisada u dhaxeysa Israa’iil iyo Libnaan oo sii korortay ( dhegayso)

Diyaaradaha wax basaasa ee dalka Israa'iil ayaa bilaabay in ay dul maraan xadka waddanka Libnaan sida ay shaacisay warbaahinta dalkaasi. Dhegayso. [...]
Hay’adda FOA oo sheegtay in 1Milyan oo Caruurta Soomaaliyeed ah ay sanadkan wajihi doonaan Nafaqo darro  ( dhegayso)

Hay’adda FOA oo sheegtay in 1Milyan oo Caruurta Soomaaliyeed ah ay sanadkan wajihi doonaan Nafaqo darro ( dhegayso)

In kabadan 2Milyan oo qof oo ku nool dalka Soomaalliya ayaa laga cabsi qabaa in ay soo wajahdo cuno yari aad udaran iyo nafaqo-darro sahli karta in ay [...]
Ayax farabad oo ku habsaday deegaano katirsan gobolka Hayland (dhegayso)

Ayax farabad oo ku habsaday deegaano katirsan gobolka Hayland (dhegayso)

Deegaano katirsan gobolka Hayland ayaa waxaa ku habsaday oo dhibaato ku haya Ayax u socda raxan raxan, kaas oo ku dagay beerihii ku yaalay deegaan. [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
1 1,511 1,512 1,513 1,514 1,515 2,821 18156 / 33842 POSTS