Agaasimihii hore ee madaxtooyada Hirshabeele oo ka soo muuqday deegaanada ay ka taliyaan Al-shabaab (Sawiro)

Agaasimihii hore ee madaxtooyada Hirshabeele  oo ka soo muuqday deegaanada ay ka taliyaan Al-shabaab (Sawiro)

Xasan Cumar Axmed Xasan Mahdi oo ahaa Agaasimhii hore ee madaxtooyada Hirshabeele, mudooyinkii dambena ahaa ganacde ayaa ka soo muuqday deegaanada ay Al-shabaab ka arimiyaan.

lama oga ilaa iyo haatan sababta uu halkaasi utahay iyo sida uu xiriirka ula sameeyay Al-shabaab.

Maamulka Hirshabeele ayaan arintan wali kahadlin, balse waxaa halkaasi ka cad in uu jiro xiriir dhexmaray Al-shabaab iyo ganacsadahan oo horayna xil uga soo qabtay madaxtiiyada Hirshabeele.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Mustafa Noor 5 years ago

    افتروا على الله بحملهم راية الحق المسطر عليها كلمة التوحيد
    فيارب جبرائيل ومكائيل وجميع الملائكة ويارب العرش العظيم ويارب العزة الحي القيوم القهار القوي دمرهم وسلط عليهم من يضيمهم ويقهرهم أمين آمين.
    بقلم الصومالي الجبرتي المستعرب

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com