Hay’adda FOA oo sheegtay in 1Milyan oo Caruurta Soomaaliyeed ah ay sanadkan wajihi doonaan Nafaqo darro  ( dhegayso)

HomeWararka

Hay’adda FOA oo sheegtay in 1Milyan oo Caruurta Soomaaliyeed ah ay sanadkan wajihi doonaan Nafaqo darro ( dhegayso)

In kabadan 2Milyan oo qof oo ku nool dalka Soomaalliya ayaa laga cabsi qabaa in ay soo wajahdo cuno yari aad udaran iyo nafaqo-darro sahli karta in ay

Mahdi Maxamed Guuleed oo la kulmay Ergeyga Qatar Al Qahtani
Puntland: 22 sano halkii la hiigsanayay mala gaaray? Waraysi Aqoonyahan Maxamed Baldho | (daawo)
JIGJIGA: Dhismaha waddooyin laami ah oo ka socda xaafadaha 11-12aad (daawo)

In kabadan 2Milyan oo qof oo ku nool dalka Soomaalliya ayaa laga cabsi qabaa in ay soo wajahdo cuno yari aad udaran iyo nafaqo-darro sahli karta in ay u dhintaan.

Hay’adda cuntada aduunka ee FOA ayaa arintan ka sheegtay magaalada Muqdisho kadib shir jaraaid oo ay wada qaateen madaxda dowladda Soomaaliya.

waxa khuburadu sheegeen in loo baahan yahay gurmad deg deg ah si looga baaqsado Abaaraha soo noq noqda.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: