Ayax farabad oo ku habsaday deegaano katirsan gobolka Hayland (dhegayso)

Ayax farabad oo ku habsaday deegaano katirsan gobolka Hayland (dhegayso)

Deegaano katirsan gobolka Hayland ayaa waxaa ku habsaday oo dhibaato ku haya Ayax u socda raxan raxan, kaas oo ku dagay beerihii ku yaalay deegaan.

Ayaxan ayaa dagay dhul cabirkiiya uu dhan yahay 10 kmtr oo dhul beereed ubadan.

hadab si aan faah faahin uga helno waxaan kawaraysanay arintan Gudoomiyaha iskaashatada beeralayda ee goblka Hayland Axmed Muuse Maxamed iyo Caaqil Mursal Maxamed Cabdi oo tagay goobta uu Ayaxu ku habsaday.

wariye Xasan Heykal ayay uwarameen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com