Dowrka Nabadoonada iyo dhismaha dowlad dhexe oo lagu midaysan yahay (dhegayso)

Nabadoon Cabdicasiis Yuusuf Xaarin oo kamid ah Nabadoonada gobolka Mudug ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay maanta Radio Daljir waxa uu uga hadlay dowrka Nabadoonada iyo soo celinta dowladnimadii Soomaaliya ee bur burtay 1991kii, khilaafka dowladda Soomaaliya iyo mamaul goboleedyada.

waxa uu uwaramay wariye Hodan Sulub Diini.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com