Category: Wararka

1 1,357 1,358 1,359 1,360 1,361 2,826 16308 / 33903 POSTS
Wacaal Darey: Qarax kharaase gaystay oo ka dhacay Muqdisho

Wacaal Darey: Qarax kharaase gaystay oo ka dhacay Muqdisho

Gaari laga soo buuxiyay wax yaabaha qarxa ayaa ku qarxay isgoyska Sayidka oo ah ilinka hore ee laga ilaaliyo madaxtooyada Soomaaliya.   war [...]
Senetarada Aqalka sare ku matala Puntland oo ka horyimid sharci

Senetarada Aqalka sare ku matala Puntland oo ka horyimid sharci

SenetaradaAqalka sare ku matala Puntland ayaa si weyn uga hor yimid ansixinta sharciga Batroolka ee ay shalay meel mariyeen Seneterada Aqalka sare ee [...]
Sadio Mane oo noqday Ciyaaryanka ugu wanaagsan Qaaradda Afrika

Sadio Mane oo noqday Ciyaaryanka ugu wanaagsan Qaaradda Afrika

Ciyaaryahanka kooxda Liverpool, una dhashay dalka Senegal Sadio Mane ayaa ku guulesytay abaal marinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan Qaaradda Afrika sana [...]
Diyaarad ay saarnaayeen 180 qof oo ku bur-burtay Tehran.

Diyaarad ay saarnaayeen 180 qof oo ku bur-burtay Tehran.

Diyaarad nooca rakaabka ah oo ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Ukrain ayaa bur-burtay, xili ay ka duuleysay garoonka diyaaradaha ee Imam Khomeini [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-995878235/warka-fiidni [...]
Wacaal Darey ah:  Guddoomiyihii hore ee gobolka Bari oo gurigiisa la weeraray

Wacaal Darey ah: Guddoomiyihii hore ee gobolka Bari oo gurigiisa la weeraray

Koox hubaysan ayaa goor dhawayd oo caawa ah Bam-Gacmeed ku tuuray Guriga guddoomiyihii hore ee gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacay oo ku yaala xaafada L [...]
Mareykanka oo Fiisaha dalkugalka u diiday Wasiirka Arrimadda Dibadda Iran

Mareykanka oo Fiisaha dalkugalka u diiday Wasiirka Arrimadda Dibadda Iran

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Mohammad Javad Zarif ayaa sheegay in Mareykanka uu u diiday fiisaha dalkugalka. Mohammad Javad Zarif ayaa magaalada [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Xukun lagu riday xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish (daawo)

Xukun lagu riday xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish (daawo)

Gaashaale sare Maxamed Aadan Jaamac  oo ah garsoor ka socday maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukunka ku dhawaaqay . Daawo. https [...]
Mareykanka oo beeniyey in ay ka baxayaan wadanka Ciraaq

Mareykanka oo beeniyey in ay ka baxayaan wadanka Ciraaq

Wasiirka difaaca Mareykanka ee Mark Esper ayaa beeniyey warar sheegaya in ciidamada Mareykanka ee ku sugan Ciraaq ka baxayaan wadankaasi. Hadalka k [...]
Meydka Qassem Soleimani oo la geeyey magaalada Kerma

Meydka Qassem Soleimani oo la geeyey magaalada Kerma

Meydka Jeneraal Qassem Soleimani ayaa la geeyey magaaladii uu ku dhashay ee Kerman, si halkaasi loogu aaso. Magaalada Kernan ayaa lagu wadaa in aas [...]
1 1,357 1,358 1,359 1,360 1,361 2,826 16308 / 33903 POSTS