Diyaarad ay saarnaayeen 180 qof oo ku bur-burtay Tehran.

HomeWararka

Diyaarad ay saarnaayeen 180 qof oo ku bur-burtay Tehran.

Diyaarad nooca rakaabka ah oo ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Ukrain ayaa bur-burtay, xili ay ka duuleysay garoonka diyaaradaha ee Imam Khomeini

Muqdisho lagu soo gabagabeyeey Shirkii Wasiiradda Arrimaha dibadda (Sawiro)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Dagaal ka socda magaalada Xeraale ee gobalka Galgaduud

Diyaarad nooca rakaabka ah oo ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Ukrain ayaa bur-burtay, xili ay ka duuleysay garoonka diyaaradaha ee Imam Khomeini ee magaalada Tehran.

Diyaaradda ayaa waxaa saarnaa 180 qof iyo shaqaalaha diyaaradda, iyadoo ku sii jeeday caasimadda Ukrain ee Kyiv.

Diyaaradda ayaa nooceedu ahaa Boeing 737-800 jet.

Waxaa la sheegayaa bur-burka diyaaradda in uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dowladda Iran ayaa u dirtay kooxa samata bixinta, iyadoo diyaaradda uu qariyey qiiq iyo uuro cirka isku shareertay

Diiwaanka wararka

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: