Wacaal Darey: Qarax kharaase gaystay oo ka dhacay Muqdisho

Wacaal Darey: Qarax kharaase gaystay oo ka dhacay Muqdisho

Gaari laga soo buuxiyay wax yaabaha qarxa ayaa ku qarxay isgoyska Sayidka oo ah ilinka hore ee laga ilaaliyo madaxtooyada Soomaaliya.

 

wararka ay Daljir helayso ayaa sheegaya in qaraxan uu khasaare xoogleh uu ka soogaaray ciidamada ilaalada isgoyska iyo dad shacab ah oo ku sugnaa goobta.

 

Isgoyska Sayidka ayaa ka mid ah bar koontaroolada ugu weyn ee laga ilaaliyo Madaxtooyada Villa Somalia.

Ciidamada amniga ayaa goota qaraxa ka dhacay soo gaaray

Al-shabaab ayaa kordhiyay weerarada ay ka gaysanayaan gudaha magaalada Muqdisho, waxaan udambeeyay qaxaii isgoyska Ex-kaantarool Afgooye oo ay ku dhinteen ku dhawaad 100 qof.

Dowladda Soomaaliya ilaa iyo haatan kama hadlin qraxan.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com