Category: Wararka

1 1,286 1,287 1,288 1,289 1,290 2,823 15456 / 33868 POSTS
Kenya oo ku eedeysay Dowlada Soomaaliya inay ku soo xadgudubtay (Daawo)

Kenya oo ku eedeysay Dowlada Soomaaliya inay ku soo xadgudubtay (Daawo)

Qoraal ka soo baxay dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku soo xadgubeen madaxbanaanida iyo sharafta dhuleed ee dalka [...]
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/user- [...]
Jubbaland iyo Puntland oo hakiyay ka qeybgalka shirarka Wasaarada Maaliyadda ee Deyn Cafinta

Jubbaland iyo Puntland oo hakiyay ka qeybgalka shirarka Wasaarada Maaliyadda ee Deyn Cafinta

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Maaliyadda dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Maamulka Jubbaland uu u hakiyay ka qeybgalka shirka Wasaarad [...]
Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide oo Jigjiga lagu soodhaweeyey

Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide oo Jigjiga lagu soodhaweeyey

Waxaa maanta gegida diyaaradaha Jigjiga ee Garaad Wiilwaal lagu soodhaweeyey Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Axmed Shide iyo madaxa golaha dhe [...]
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka dastuurka oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka dastuurka oo gaaray Dhuusamareeb

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya ,Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee c [...]
Jubbaland oo hakisay ka qeybgalka Shirarka deyn Cafinta Soomaaliya

Jubbaland oo hakisay ka qeybgalka Shirarka deyn Cafinta Soomaaliya

Wasaaradda maaliyada maamulka Jubbaland ayaa hakisay ka qeyb galka shirarka maaliyada iyo deyn cafinta ee ay Wasaaradda Maaliyada DFS garwadeenka ka t [...]
Kenya oo hakisay duulimaadyadii ka imaanayay dalka Talyaaniga

Kenya oo hakisay duulimaadyadii ka imaanayay dalka Talyaaniga

Dowladda Kenya ayaa hakisay duulimaadyadii uga imaanayay dalka Talyaaniga sababo la xiriira cabsi laga qabo cudurka caalamka oo dhan gilgilay ee Coron [...]
C/raxmaan C/shakuur: “Turkiga waa inuu dib u eegaa taageerada Ciidamada Haramcad iyo Gorgor oo qeyb ka noqday…”

C/raxmaan C/shakuur: “Turkiga waa inuu dib u eegaa taageerada Ciidamada Haramcad iyo Gorgor oo qeyb ka noqday…”

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ugu baaqay dowladda Turkiga inay ka fiirsato taageerada Ciidamada loo yaqaano Haramcad i [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Kenya oo shaacisey inay Ciidankeeda kala baxeyso Soomaaliya

Kenya oo shaacisey inay Ciidankeeda kala baxeyso Soomaaliya

Wargeyka Daily Nation ee ka soo baxa Dalka Kenya ayaa daabacay in dowladda Kenya ay ku dhawaaqdey in ay gebi ahaan la baxeyso Ciidamadeeda ka jooga Gu [...]
Midowga Afrika oo shaaciyay tirada dalalka Afrika uu soo gaaray Coronavirus

Midowga Afrika oo shaaciyay tirada dalalka Afrika uu soo gaaray Coronavirus

Midowga Afrika ayaa waxaa ay qoraal kusoo saareen tirada dalalka Afrika ee uu soo gaarey Cudurka Coronavirus, kaas oo kasoo bilaawdey dalka Shiinaha,s [...]
1 1,286 1,287 1,288 1,289 1,290 2,823 15456 / 33868 POSTS