Category: Wararka

1 1,287 1,288 1,289 1,290 1,291 2,823 15468 / 33870 POSTS
Kenya oo shaacisey inay Ciidankeeda kala baxeyso Soomaaliya

Kenya oo shaacisey inay Ciidankeeda kala baxeyso Soomaaliya

Wargeyka Daily Nation ee ka soo baxa Dalka Kenya ayaa daabacay in dowladda Kenya ay ku dhawaaqdey in ay gebi ahaan la baxeyso Ciidamadeeda ka jooga Gu [...]
Midowga Afrika oo shaaciyay tirada dalalka Afrika uu soo gaaray Coronavirus

Midowga Afrika oo shaaciyay tirada dalalka Afrika uu soo gaaray Coronavirus

Midowga Afrika ayaa waxaa ay qoraal kusoo saareen tirada dalalka Afrika ee uu soo gaarey Cudurka Coronavirus, kaas oo kasoo bilaawdey dalka Shiinaha,s [...]
Wasiir Beyle oo la kulmay Madaxweynaha Bangiga Hormarinta Afrika

Wasiir Beyle oo la kulmay Madaxweynaha Bangiga Hormarinta Afrika

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Ivory Coast ayaa waxaa uu halkaasi [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wa [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. [...]
Dowlada Soomaaliya iyo shirkadaha Shidaalka Shell iyo Exxon oo heshiis gaaray

Dowlada Soomaaliya iyo shirkadaha Shidaalka Shell iyo Exxon oo heshiis gaaray

Dowlada Soomaaliya iyo shirkadaha baara shidaalka ee Shell iyo Exxon ayaa gaaray heshiis is afgarad oo bilow ah taasoo labadan shirkadood ay sahan uga [...]
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Xijaar iyo Taliyaha Booliska AMISOM ee Pillay oo kulmay

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Xijaar iyo Taliyaha Booliska AMISOM ee Pillay oo kulmay

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal; Cabdi Xasan Maxamed “Xijaar” ayaa Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu ku qaabilay Taliyaha iyo s [...]
Madaxweyne deni oo maanta dhagax dhigay dhismo cusub oo lagu kordhiyeey Bangiga dhexe ee Puntland

Madaxweyne deni oo maanta dhagax dhigay dhismo cusub oo lagu kordhiyeey Bangiga dhexe ee Puntland

Munaasabadda dhagax dhigga waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta, Axmed Bashiir Muuse, Maamulka Ba [...]
QM oo sheegtay in Colaada Deegaannada Jubbaland ka Barakaceen 9,000 oo Qoys

QM oo sheegtay in Colaada Deegaannada Jubbaland ka Barakaceen 9,000 oo Qoys

Sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah dad gaaraya 9,000 oo qoys (56,000 oo qof) ayay barakiciyeen colaadaha ka soo cusboonaaday gobolka Gedo ee Dowla [...]
Agaasimaha NISA oo xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banaadir

Agaasimaha NISA oo xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banaadir

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banaadir Ibrahim Macalin. Xog hoose oo Radio [...]
Midowga Yurub oo Gaadiid Ciidan ku wareejiyey Maamulka K/Galbeed

Midowga Yurub oo Gaadiid Ciidan ku wareejiyey Maamulka K/Galbeed

Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa Maanta Baydhabo kusoo dhaweeyay Wafdi uu hoggaaminaayey Safiirka Midow [...]
1 1,287 1,288 1,289 1,290 1,291 2,823 15468 / 33870 POSTS