Category: Wararka

1 1,156 1,157 1,158 1,159 1,160 2,823 13896 / 33871 POSTS
Maamulka cusub ee degmadda Bacaadweyne ee gobalka Mudug oo xilka la wareegay (dhegayso)

Maamulka cusub ee degmadda Bacaadweyne ee gobalka Mudug oo xilka la wareegay (dhegayso)

Magaaladda Bacaadweyn ee gobalka Mudug Puntland waxaa lagu qabtay Munaasabad balaaran oo xilka kula wareegayeey guddoomiyaha cusub ee degmaddaas. M [...]
Wasiir Dhabancad oo kormeer ku tagay degmadda Carmo (Sawiro)

Wasiir Dhabancad oo kormeer ku tagay degmadda Carmo (Sawiro)

Wasiir Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL mudane Maxamed Dhabancad oo kormeer shaqo ku gaaray Degmada Carmo wuxuuna xarunta Degmada Kulan kula qaatay Maam [...]
Madaxweyne Laftagreen oo sheegay in goobaha waxbarashada dib lo furi doono

Madaxweyne Laftagreen oo sheegay in goobaha waxbarashada dib lo furi doono

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa [...]
Gudoomiyaha degaanka Docol oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug (dhegayso)

Gudoomiyaha degaanka Docol oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug (dhegayso)

Mukhtaar cabdiraxmaan Guddoomiyaha Degaanka Docol oo Gaalkacyo u jirta 40 KM ayaa faahfaahin kabixiyey Booqasho uu maanta ku tagayo Madaxweynaha Galmu [...]
Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo kulan kula qaatay Madaxweynihi hore ee Puntland Gaas

Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo kulan kula qaatay Madaxweynihi hore ee Puntland Gaas

War ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay kulan dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli maxamed Ca [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Khatarta COVID-19 iyo dayaca goobaha Timaha lagu jarto (dhegayso)

Khatarta COVID-19 iyo dayaca goobaha Timaha lagu jarto (dhegayso)

Xili Khataraga cudurka karoonaha dunida ay ku soo badanayso,haddana waxaa jiraa in somaalida aysan dareensanayn khatarta cudurkan safmareenka ah. G [...]
Galmudug oo digniin Culus soo saartay (dhegayso)

Galmudug oo digniin Culus soo saartay (dhegayso)

Wasriirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) oo saxaafadda kula hadlay magaalada Caabudwaaq ayaa faray ma [...]
Madaxweyne ku xigeenka DDS oo oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka

Madaxweyne ku xigeenka DDS oo oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka

Madaxweyne ku xigeenkii dowlad degaanka Soomaalida Aadan Faarax Ibraahim ayaa waxaa loo doortay Guddoomiyaha Aqalka sare ee barlamaanka Itoobiya. [...]
Golaha Wasiiradda DFS oo maanta shir yeelan doonin

Golaha Wasiiradda DFS oo maanta shir yeelan doonin

Shirka Golaha Wasiirada oo maalin walba oo Khamiis ah la qabto ayaa maanta baaqanaya iyadoo farriimo loo diray wasiirada, laguna wargeliyay inuu baaqd [...]
Madaxweynaha Galmudug oo maanta kormeeraya goobo Ciidan

Madaxweynaha Galmudug oo maanta kormeeraya goobo Ciidan

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu wadaa in Maanta uu booqasho ku tago degaanka Docol 40 Km ujirta Magaal [...]
1 1,156 1,157 1,158 1,159 1,160 2,823 13896 / 33871 POSTS