Galmudug oo digniin Culus soo saartay (dhegayso)

HomeWararka

Galmudug oo digniin Culus soo saartay (dhegayso)

Wasriirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) oo saxaafadda kula hadlay magaalada Caabudwaaq ayaa faray ma

Habraaca doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la soo saaray (Akhriso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)

Wasriirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) oo saxaafadda kula hadlay magaalada Caabudwaaq ayaa faray maamulada degmooyinka Galmudug in ay tiro koob ku sameeyaan guryaha iyo dadka dagan.

Cabdi Waayeel ayaa sheegay in diiwaan galinta ay qeyb ka qaadanayso amniga,dhaqaalaha,canshuurta iyo tira koobka dadka kunool demgmooyinka Galmudug si ay u helaan adeegyada aasaasiga ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: