Gudoomiyaha degaanka Docol oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiyaha degaanka Docol oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug (dhegayso)

Mukhtaar cabdiraxmaan Guddoomiyaha Degaanka Docol oo Gaalkacyo u jirta 40 KM ayaa faahfaahin kabixiyey Booqasho uu maanta ku tagayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Guddoomiyaha ayaa sido kale Daljir uga waramay Hormarka degmadda iyo Soo dhaweynta Madaxweynaha.

Shacabka Gaalkacyo & Aragtidooda ku aadan go’aankii Maanta ee Issimadda SSC-khaatumo
Garowe: Hogaaminta Qaranka, Doorka Haweenka iyo helista qoondo u qalinta (daawo)
Muxuu ka baran karaa maamulka cusub ee Bosaaso caqabadihii soo maray maamulkii hore? (dhegayso)

Mukhtaar cabdiraxmaan Guddoomiyaha Degaanka Docol oo Gaalkacyo u jirta 40 KM ayaa faahfaahin kabixiyey Booqasho uu maanta ku tagayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Guddoomiyaha ayaa sido kale Daljir uga waramay Hormarka degmadda iyo Soo dhaweynta Madaxweynaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: