Muxuu ka baran karaa maamulka cusub ee Bosaaso caqabadihii soo maray maamulkii hore? (dhegayso)

HomeWararka

Muxuu ka baran karaa maamulka cusub ee Bosaaso caqabadihii soo maray maamulkii hore? (dhegayso)

Magaalada Bosaaso inta badan waxaa dhacda in markii maamul cusub la doorto uusan dib-u-eegin caqabado badan oo soo wajahay maamuladii hore ee Bosaaso.

Olole Nadaafadeed oo Ka Bilowday Degmada Xaafuun (Sawirro+Waraysi)
RW Xasan Cali Khayre oo Xalay La Kulmay Jaaliyadda Somaliyeed ee Waqooyiga Ameerika (dhegayso)
Musharax Madaxweyne Puntland Ahmed Siciid Aw-Nuur oo ka haddlay xaaladda doorashooyinka

Magaalada Bosaaso inta badan waxaa dhacda in markii maamul cusub la doorto uusan dib-u-eegin caqabado badan oo soo wajahay maamuladii hore ee Bosaaso. Haddaba maxaa la gudboon maamulka cusub?

Caqabadaha badanaa shacabku ay isha ku hayaa waxaa kamid ah  isqabqabsiga xildhibaanada golaha deegaanka oo marka dambena keenta in Madaxweynuhu uu digreeto ku kala diro golaha. Waxaa kaloo jirta mushahar bixin la’aan badanaa soo wajahda shaqaalaha dowladda hoose.

Haddaba caqabadahaas sidee ayuu maamulka cusub u maareyn karaa?

su’aalahaas iyo kuwo kale waxaan hordhignay aqoonyahan Maxamuud Maxamed Jaamac. Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuuna u warramay.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: