Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo kulan kula qaatay Madaxweynihi hore ee Puntland Gaas

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo kulan kula qaatay Madaxweynihi hore ee Puntland Gaas

War ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay kulan dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli maxamed Ca

TALEEX: WADAHADAL baa Nabad lagu Hiigsadaa; Iskutashi baana Hormar Horseeda (Taxanaha 3aad)
MAXAY TAHAY SABABTA SHAQADEEDA LOO AMAANEY GUDOOMISADA XAAFADA HORSEED
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

War ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay kulan dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli maxamed Cali Gaas.

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Madaxtooyada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa iska xog wareystay xaaladaha guud ee dalka iyo tan gobolkaba.

Kulanka labada Masuul ayaa ku soo beegmaya xili Puntland iyo Jubbaland ay wali saluugsanyihiin qaabkay DFS wax ku wado iyo xisbiyadda dalka ku baaqeen dhawaan DFS inay wadahadal la gasho madaxda Maamul gobaleedyada.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: