Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo kulan kula qaatay Madaxweynihi hore ee Puntland Gaas

Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo kulan kula qaatay Madaxweynihi hore ee Puntland Gaas

War ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay kulan dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli maxamed Cali Gaas.

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Madaxtooyada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa iska xog wareystay xaaladaha guud ee dalka iyo tan gobolkaba.

Kulanka labada Masuul ayaa ku soo beegmaya xili Puntland iyo Jubbaland ay wali saluugsanyihiin qaabkay DFS wax ku wado iyo xisbiyadda dalka ku baaqeen dhawaan DFS inay wadahadal la gasho madaxda Maamul gobaleedyada.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com