Category: Wararka

1 1,150 1,151 1,152 1,153 1,154 2,820 13824 / 33831 POSTS

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariy [...]
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Doorashooyinka 2021 (dhegayso)

TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Doorashooyinka 2021 (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Af-barwaaqo ee gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Af-barwaaqo ee gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo ku wali ku gudajira safarkii nabadda Galmudug ayaa galabta soo gaaray Deegaanka Af-barwaaqo ee Gobolka Mudug. Mad [...]
Guddoomiye Gobolka Bari: “Farmaajaha aad Sheegaysaan Muxuu soo Kordhiyey? Iskoolada ay Idiin Dhiseen yaa Waxkubarta?”

Guddoomiye Gobolka Bari: “Farmaajaha aad Sheegaysaan Muxuu soo Kordhiyey? Iskoolada ay Idiin Dhiseen yaa Waxkubarta?”

Guddoomiyaha gobalka Bari Abdisamad Yuusuf Abwaan ayaa ka hadlay banaanbaxyo dowlada Puntland Baajisay kaas oo lagu doonayeey tageero in lagu muujiyo [...]
Jabuuti oo martigalinaysa Wadahadal dhexmara madaxa Somaaliya & Maamulka Somaliland (Daawo)

Jabuuti oo martigalinaysa Wadahadal dhexmara madaxa Somaaliya & Maamulka Somaliland (Daawo)

Wasaaradda Arrimaha Dibada Dowladda jabuuti ayaa maanta shaacisay inay qabanayso wadahadalada u dhaxeeya dowladda Somaaliya iyo Maamulka Somaliland. [...]
Xubno ka tirsan wasaaraada Cafimaadka DFS oo maxkamadda gobalka Banaadir la soo tagay (dhegayso)

Xubno ka tirsan wasaaraada Cafimaadka DFS oo maxkamadda gobalka Banaadir la soo tagay (dhegayso)

Dhageysiga Dacwada 10 Ruux oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo ku eedeysan Musuq maasuq oo ka socota Maxkamada Gobolka Banaadir. Dadkaan ayaa wa [...]
Shacabka degmadda Burtinle oo lagu baaqay inay ka qayb qaatan dhisme Masjid (dhegayso)

Shacabka degmadda Burtinle oo lagu baaqay inay ka qayb qaatan dhisme Masjid (dhegayso)

Odaysha degaanka qurac duub oo kamida deganada hoos yimada degmada burtinle ayaa codsi ay soo gudbiyeen ahaa in lagala qaybqato dhismaha masjid ay deg [...]
Bosaaso oo laga daahfuray Barnaamijka Maamul dadajinta dowladda Hoose (Daawo)

Bosaaso oo laga daahfuray Barnaamijka Maamul dadajinta dowladda Hoose (Daawo)

Magaalada Bosaso ayaa maanta laga daahfuray barnaamijka maamul daadajinta dawlada hose, waxaana samayey Afar xaafadood oo ay magaaladu ka koobanaan do [...]
1 1,150 1,151 1,152 1,153 1,154 2,820 13824 / 33831 POSTS