Category: SAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

1 8 9 10117 / 117 POSTS
CALMISKAAD Buurta Xijiga: Maydiga, Beeyada & deegaanka SAABAB, UFAYN & Buurta CALMISKAAD (warbixinta 3aad)

CALMISKAAD Buurta Xijiga: Maydiga, Beeyada & deegaanka SAABAB, UFAYN & Buurta CALMISKAAD (warbixinta 3aad)

Calmiskaad, UFAYN: CALMISKAAD waa buur ku dhereran Gobolka Bari waana meesha ugu XIJI badan Soomaaliya, beeyo & maydi oo deegaanku hodan ku yahay. [...]
UFAYN: Hiddaha & Dhaqanka iyo Haweenka Ufayn (Warbixintii 2aad)

UFAYN: Hiddaha & Dhaqanka iyo Haweenka Ufayn (Warbixintii 2aad)

Degmada Ufayn ee Gobolka Bari waxaa ka hawlgala ururo haween oo sanceeya agabka hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida. Agabka ayaa laga iibiyaa qurbajoogta [...]
UFAYN: Warbixinta 1aad ee Degmada UFAYN & Khayraadka Dabiiciga

UFAYN: Warbixinta 1aad ee Degmada UFAYN & Khayraadka Dabiiciga

UFAYN: Degmada Ufayn ee GOBOLKA BARI waxa ay kamid tahay degmooyinka ugu waxsoosaarka badan deegaanada Puntland, dhanka khayraadka dabiiciga ah iyo da [...]
BURAAN: Magaalo Fac Weyn oo Qarniyo Jirta Hammi Waxbarashana Hiigsaneysa

BURAAN: Magaalo Fac Weyn oo Qarniyo Jirta Hammi Waxbarashana Hiigsaneysa

BURAAN, GOBOLKA HAYLAAN: Buraan waa magaalo jirta in ka badan qarni, waxa ayna hodonku tahay biyaha. Waa magaalo ay buuro dhan kasta ka xigaan. Warbix [...]
DHAHAR Sanaag waa dhul noocee ah see se magacu ku yimid?

DHAHAR Sanaag waa dhul noocee ah see se magacu ku yimid?

DHAHAR afarta jiho waxaa kaga hareeraysan dhul-daaqsimeed waana magaalo dhaqaaleheedu uu ku tiirsanyahay xoolaha. Dhawr iyo tobankii sano ee la soo dh [...]
KALABEYR & Dhaqashada Shinnida: Sidee Shinni Malab u Dhalisaa?

KALABEYR & Dhaqashada Shinnida: Sidee Shinni Malab u Dhalisaa?

KALABEYR: DHAQASHADA SHINNIDA ma sahlana oo waxaa laga maraa hawl aad u adag. Tacab ayaa la geliyaa marka la rabo in aad malabka shinida gurato Kag [...]
Dixdhaaxood, Badhan: Miinooyinkii Ururkii Al-Itixaadka oo khasaare geystay

Dixdhaaxood, Badhan: Miinooyinkii Ururkii Al-Itixaadka oo khasaare geystay

DIXDHAAXOOD, BADHAN SANAAG: Reer Guuraaga halkan dega kolkii hore waxa ay ka degnaayeen tigaada roobabkii Deyrta ee kala dambeeyey, laakiin hadda waxa [...]
Caanobadan, Buuraha Calmadow, SANAAG: Ceeryaamo, Cimilo Cajiib ah & Ciyaar Dhaqameed

Caanobadan, Buuraha Calmadow, SANAAG: Ceeryaamo, Cimilo Cajiib ah & Ciyaar Dhaqameed

Waa Warbixin soo koobeysa cimiladda cajiibka ah ee deeggaanka Caanobadan oo ka tirsan Calmadow, Sanaag. Dadka degaankan ku nool waa reer guuraa, laaki [...]
SAHANKA DALJIR: Safarkii Bossaso & Badhan

SAHANKA DALJIR: Safarkii Bossaso & Badhan

Safarkii Bossaso & Baran: "Sannadku waa sannadkiisii oo waa 2019ka ... safarku waa sidiisii hore ... Gaariga aan wadanaa waa kii kolkii horeba aan [...]
1 8 9 10117 / 117 POSTS