KALABEYR & Dhaqashada Shinnida: Sidee Shinni Malab u Dhalisaa?

KALABEYR & Dhaqashada Shinnida: Sidee Shinni Malab u Dhalisaa?

KALABEYR: DHAQASHADA SHINNIDA ma sahlana oo waxaa laga maraa hawl aad u adag. Tacab ayaa la geliyaa marka la rabo in aad malabka shinida gurato

Kaga bogo warbixinta iyo xog badan oo la xidhiidha dhaqashada shinida iyo sida malabkeeda loo gurto. Mohamad Hassan Dhalo ayaa inoo haya warbixinta deegaanka shinida ee Kalabeyr, Gobolka Bari.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com