CALMISKAAD Buurta Xijiga: Maydiga, Beeyada & deegaanka SAABAB, UFAYN & Buurta CALMISKAAD (warbixinta 3aad)

Calmiskaad, UFAYN: CALMISKAAD waa buur ku dhereran Gobolka Bari waana meesha ugu XIJI badan Soomaaliya, beeyo & maydi oo deegaanku hodan ku yahay. Waxaa laga guraa Xijiga; waxaa loo guraa hab gooni ah iyo curufka gaarka u ah xijiga oo aan dadka oo dhami aqoon.

Kaga bogo warbixinta 3aad ee UFAYN | Wariye Mohamad Hassan Dhalo ayaa inoo ka diyaarshey deegaanka SAABAB oo ah deegaan XIJIYEED u dhow degmada UFAYN | Farsamada muuqaalku waa Maxamud Jookar.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com