Category: SAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

1 7 8 9 10 108 / 117 POSTS
BANDIIRADLEY, GALMUDUG: Hormarka Degmadda Bandiiradley & Hammiga Bulshada (Taxanaha 2aad)

BANDIIRADLEY, GALMUDUG: Hormarka Degmadda Bandiiradley & Hammiga Bulshada (Taxanaha 2aad)

BANDIIRADLEY, GALMUDUG: Hayaanka Galmudug, Himilada Shacabka & Hormarka Bandiiradley (Taxanihii 2aad) - Waa TAXANAHA Galmudug iyo maanta iyo Bandi [...]
MADASHA DALJIR & DADWEYNAHA BANDIIRADLEY (daawo)

MADASHA DALJIR & DADWEYNAHA BANDIIRADLEY (daawo)

MADASHA DALJIR & DADWEYNAHA BANDIIRADLEY Kulan-bulsheedka magaalada Bandiiradley: Nabadda | Maamul Wanaagga | Talada | Rabitaanka Shacabka | Doork [...]
BANDIIRADLEY, GALMUDUG: Hayaanka Galmudug, Himilada Shacabka & Waddada Dheer (Taxanihii 1aad)

BANDIIRADLEY, GALMUDUG: Hayaanka Galmudug, Himilada Shacabka & Waddada Dheer (Taxanihii 1aad)

BANDIIRADLEY, GALMUDUG: Hayaanka Galmudug, Himilada Shacabka & Waddada Dheer (Taxanihii 1aad): Waa taxanaha Galmudug, ka bilaabaya Bandiiradley iy [...]
REER MIYIGA & Shirweynaha Wadatashiga PUNTLAND

REER MIYIGA & Shirweynaha Wadatashiga PUNTLAND

Waa maxay baahida Reer Miyiga ee ay jecelyihiin in lagu daro qorshayaasha Shirweynaha Wadatashiga Puntland? | Degaanka Cadaydheer oo ka tirsan Gobolka [...]
BURSAALAX: Subax Hore illaa Habeenimo & Bulsho Tashatay (Taxanaha 1aad – daawo)

BURSAALAX: Subax Hore illaa Habeenimo & Bulsho Tashatay (Taxanaha 1aad – daawo)

Bursaalax waa degmo gobolka Mudug waxa ayna kamidtahay degmooyinkii ugu dameeyey ee PUNTLAND magacowdo. Waa magaalo dhicnacyo badan hormar ka gaartay, [...]
DAARUSALAAM: Hormar, Kontorobaan & Halista COVID-19 oo is Feer Socda! (daawo)

DAARUSALAAM: Hormar, Kontorobaan & Halista COVID-19 oo is Feer Socda! (daawo)

Daarusalaam waa degmo dhacda soohdinta Dawladda Deegaanka Soomaalida(DDS) iyo Puntland waana degmo hoostagta degmada Goldogob kuna tallabsatay hormar [...]
KULUB TUULADDII BACAADKU AASAY (Taxanaha 4aad ee GARACAD)

KULUB TUULADDII BACAADKU AASAY (Taxanaha 4aad ee GARACAD)

Tuulada KULUB ee xeebta GARACAD Sunaamigii (Tsumani) 2004 waa lagu geryo beelay; 16 sano kabacdina markale waxaa guryihii 2004 loogu badalay kuwii hor [...]
GARACAD & DEKEDDA GARACAD: Riyadii RUMOOWDAY!

GARACAD & DEKEDDA GARACAD: Riyadii RUMOOWDAY!

Rumoowga dhismaha Dekedda GARACAD ee ay ku dhiiradeen Ganacsatada deegaanku waxaa fure u ahaa hiigsigii hore ee Jidka WADAAGSIN ee xeebta Garacad ku x [...]
TAWFIIQ: Hormar Bilow ah Hammi Dadweyne & Ballan Dowlo (Taxanaha 2aad)

TAWFIIQ: Hormar Bilow ah Hammi Dadweyne & Ballan Dowlo (Taxanaha 2aad)

Degmada TAWFIIQ waa lafdhabar ammaanka PUNTLAND waa se degmo aan sal dowlo weli yeelan, waxaa se jira hammi dadweyne, waxaa taagan ballan dowlo, waxaa [...]
TAWFIIQ waa Lafdhabar Ammaanka PUNTLAND (Taxanaha 1aad)

TAWFIIQ waa Lafdhabar Ammaanka PUNTLAND (Taxanaha 1aad)

Tawfiiq waa degmo xigta cirifka koonfur bari ee Puntland. Waa degmo sii ballaaraneysay 15-kii sano ee ugu dambeeyey. Tawfiiq waa degmo ammaanka Puntla [...]
Kallahaadda Kalluumeysatada KULUB (Taxanaha Garacad & Dekedda Garacad)

Kallahaadda Kalluumeysatada KULUB (Taxanaha Garacad & Dekedda Garacad)

Jarmaado aroorta hore ayey ku bilaabataa shaqada kallumaysatada aargoosatada deegaanka Kulub ee degmda Garacad. Bahda Daljir ayaa guuro ku tagey lana [...]
GARACAD & Dekedda Garacad oo la ciirciiraya ganacsato, dalxiisayaal & dadyow dunida adduunka

GARACAD & Dekedda Garacad oo la ciirciiraya ganacsato, dalxiisayaal & dadyow dunida adduunka

GARACAD & DEKEDDA GARACAD: Labadii sano ee dhismaha Dekedda Garacad socdey waxaa magaalada Garacad ka dhacay isbadelo dhanka hormarka ah. Waxaa ma [...]
1 7 8 9 10 108 / 117 POSTS