BURSAALAX: Subax Hore illaa Habeenimo & Bulsho Tashatay (Taxanaha 1aad – daawo)

BURSAALAX: Subax Hore illaa Habeenimo & Bulsho Tashatay (Taxanaha 1aad – daawo)

Bursaalax waa degmo gobolka Mudug waxa ayna kamidtahay degmooyinkii ugu dameeyey ee PUNTLAND magacowdo. Waa magaalo dhicnacyo badan hormar ka gaartay, haddana horusocod hiigsaneysa.

Warbixintan oo noo bilaabatay subax hore socotayna illaa habeenimo waxaa inoo haya Mohamad Hassan Dhalo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com