GARACAD & Dekedda Garacad oo la ciirciiraya ganacsato, dalxiisayaal & dadyow dunida adduunka

GARACAD & Dekedda Garacad oo la ciirciiraya ganacsato, dalxiisayaal & dadyow dunida adduunka

GARACAD & DEKEDDA GARACAD: Labadii sano ee dhismaha Dekedda Garacad socdey waxaa magaalada Garacad ka dhacay isbadelo dhanka hormarka ah. Waxaa magaaladda joogto u yimaada sahan ganacsto iyo dalxiisayaal ku doogsanysa Badda Hindiya. Waxaa kobcaya dhaqaalaha deegaanka, waxaa sare u kacay qiimaha iibka dhulka, waxaa camiran hoteelada iyo makhaayadaha. Waa GARACAD cusub!

Kaga bogo QAYBTA 1aad ee warbixinta GARACAD waxaana inoo haya Mohamad Hassan Dhalo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com