HomeUncategorized

Cali Xaaji Warsame oo Jaaliyadaha Soomaalida ee Maraykanka la kulmay

Isniin, September 14, 2015 (Daljir) —Wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Warsame ayaa siweyn loogu soodhoweeyey magaalada Seattle ee dalka Maraykanka, waxaana ka qaybgalay soodhwoeyntiisa qurba joogta Soomaaliyeed ee wadankaasi kunool.

African Oil oo mashruuc Isbitaal ka fulinaysa degmada Ufeyn ee gobolka Bari.
DHEGEYSO-Waa sidee xaaladda reer guuraaga u hayaamay gobolka Karkaar.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.

Isniin, September 14, 2015 (Daljir) —Wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Warsame ayaa siweyn loogu soodhoweeyey magaalada Seattle ee dalka Maraykanka, waxaana ka qaybgalay soodhwoeyntiisa qurba joogta Soomaaliyeed ee wadankaasi kunool.

Mudane Cali Xaaji Warsame oo Khudbad u jeediyay Jaaliyadda ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay hawshii baaxada lahayd ee uu ka qabtay Wasaaradda Waxbarashadda,wuxuuna hoosta ka xariiqay inuusan hadkad galin hawlaha uu u hayo reer Puntland.

\\\"\\\"

Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa sheegay in waqtigii hore uu ku mashquulsanayaa hawlaha Wasaaradda Waxbarashadda,laakiin uu hadda fursad u helay inuu qabto shaqooyin badan oo muhiim u ah Ummadda reer Puntland.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: