Cabdirisaaq Fartaag (Fartaag Research): Safaaradaha Reer Galbeedka baa ka masuul ah musuqmaasuqa Soomaaliya

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Cabdirisaaq Fartaag (Fartaag Research): Safaaradaha Reer Galbeedka baa ka masuul ah musuqmaasuqa Soomaaliya

Aqoonyahan Cabdirisaaq Fartaag, madaxa shirkadda Fartaag Research and Consulting, oo dhawaan soosaaray warbixin muuqaal ah (White Elephant, White Feat

Madaxweyne Camey: “Maanta waxaan u nimid calaf iyo ciidan” (daawo)
Madaxweyne Gaas: “Waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo waxa ay leedahay muhiimad gaar ah, mid dhaqaale iyo mid siyaasadeed” (dhegayso)
PREDICTIONS OF A SOMALI FREEDOM FIGHTER AND PHILOSOPHER DR. OMAR OSMAN RABEH – PART I

Aqoonyahan Cabdirisaaq Fartaag, madaxa shirkadda Fartaag Research and Consulting, oo dhawaan soosaaray warbixin muuqaal ah (White Elephant, White Feather: Patterns of Abuse of Western Aid in Somalia) oo ku saabsan sida loo musuqmaasuqo caawimada loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ayna kow ka yihiin saddex-xagalka kala ah safaaradaha reer galbeedka, Soomaalida la garabka ah, iyo hay’adaha shaqadooda fuliya oo badankooda ay leeyihiin isla Reer Galbeedku, ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir kaga hadlay masuqmaasuqa iyo rajoxumada ka taagan Soomaaliya.

Fartaag ayaa tibaaxay in Soomaaliya ay tahay dal qani ah balse deganaansho la’aanta siyaasadeed  iyo hoggaan-xumo aad u liidata heer walba, ay ka dhigtay hilib bannaan yaal oo haaddu ay afarta dhinac kaga degayaan, dugaaguna u soo kala tartamayaan.

Cabdirisaaq Fartaag waxa uu u warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman” oo jooga Studiyeheenna Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso.

Warbixinta muuqaalka ah ee Fartaag Research hoos arag:

White Elephant, White Feather: Patterns of Abuse of Western Aid in Somalia

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: