Caawa iyo Tartan & Tacliin: Cabdirashiid Cali Sharmaarke fkf Cabdullaahi Ibraahim Ufeyn iyo waliba Goldogob …

HomeWararka

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Cabdirashiid Cali Sharmaarke fkf Cabdullaahi Ibraahim Ufeyn iyo waliba Goldogob …

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 8 aad Wareegii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay  xaaji Cabdilaahi Gaalkacyo iyo Goldogob

Uhuru Kenyatta oo ka digay cawaaqib ka dhalan kara go’aanka maxkamadda ICJ
Dekadda Boosaaso oo Saaka Lagu Wareejinayo Shirkadii dhisi lahayd
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Farmaajo oo xariga kajaray Garoonka Gen Maxamed Abshir Muuse Garowe (Sawiro)

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 8 aad Wareegii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay  xaaji Cabdilaahi Gaalkacyo iyo Goldogob Sare.

Halka Wareega labaad ee T&T ay Fooda isdareen dugsiyada sare ee kala ah C/rashiid cali sharmaarke Gaalkacyo iyo C/laahi ibraahim Ufeen.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Hoos kaga bogo tartanka oo dhammaystiran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: