Dekadda Boosaaso oo Saaka Lagu Wareejinayo Shirkadii dhisi lahayd

Dekadda Boosaaso oo Saaka Lagu Wareejinayo Shirkadii dhisi lahayd

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa ka socda munaasibad Dekadda Magaaladaas ay kula wareegeysi Sharikadda Dekadaha ee Dalka Imaaraadka ee loo yaqaan DPWorld.

Munaasibaddan waxaa ka qeybgelaya Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland oo uu ugu horreeyo Madaxweynaha Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas.

Sidoo kale dhinaca DPWorld waxaa iyana uga qeybgelaya mas’uuliyiin ka tirsan Sharikaddaas oo horay iyada ula wareegtay Dekadda Magaalada Berbera.

DPWorld waxaa ay 30ka Sano ee soo socda maamuli doontaa Dekadda Magaalada Boosaaso,si la mid ah Dekadda Magaalada Berbera ee Maamulka Somaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com