Madaxweynaha Dowladda Federaalka Farmaajo oo xariga kajaray Garoonka Gen Maxamed Abshir Muuse Garowe (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdyulaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u daah-furaya garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Garowe ,kaas oo dhismihiisa soo socday.

Waxaa munaasbaada daah-furka xafladda ku sugan Masuuliyiin katirsan Dowladda Federaalka ,Xildhibaano ,Wasiiro.Ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Puntland ,waxaa sido kale ka qayb galaya qurbajoogta Puntland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com