Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil (Dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa magaalada Buuhoodle ee xarunta gooblka Cayn ka soojeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

DHEGAYSO


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

4 responses to “Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil (Dhegayso)”

  1. cismaan

    Asc.radio dal jir wadkumahadsantihin barnaamijyada wararka

  2. Asc.Magacaygu Waa Cabdalle Maxamed Cabdulle kana mid ah wariyaasha ka hawl gala Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug “Mahad oo dhan waxay Usugnaatay Alle Swt ee na abuurtay. Waxaa soo dhaweynayaa Oo aan waliba ku amaanayaa maamulka iyo Dhamaan shaqaalaha Warbaahinta Faca weyn ee Radio Daljir dadaalkooda dhanka Wararka, Barnaamijyada iyo Warbixinada Kooban ee ay ku baahiyaan Idaacadaha ka shidan Gobolo badan oo ka mid ah dalka soomaaliya iyo Begka Daljir.com waxaan idinku boorinayaa sii wada dadaalkiina Asxbaata Igu Qaaliga ah mahadsanidin.

  3. asc radio daljir waa kumahadsantihiin barnaamijyada aad wadaan oo faa’iida uleh dalka iyo dadka oo ah wararka xaqiiqsda gusaleesan waxaana ina leeyahay sii wada alle baa inagarab galayaa.

  4. Radio daljir aad baa idinkugu mhd celinyaa shqadaa adg eee dalka iyo dadka uhysaaan kuwasoo ah warar xaqiiq ku zlaysaan

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com