HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Axad, Dec 2,Cabdifataax Cumar Geedi ‘Nairobi Kenya’

Wasiirka gaashaandhiga Jabuuti iyi wafti uu hoggaaminayey oo maanta yimid Beledweyn, Maamulka gobolka Hiiraan oo ka warramay wax ay ka qabteen dhacdooyin ammaan darro gobolkaasi ka dhacay, Baarlamanka federaalka oo berri u ballansan cod-u-qaadidda xeer-hoosaadkii ay muddada ka doodayeen iyo Baaqyada xabbad-joojineed ee dagaalkii shalay ka dhacay Galgaduud oo isi soo taraya iyo xaalad degganaansho oo ka jirta deegaankii lagu diriray.

Dhagayso Wariye Birjeeb: Daljir sharci-darro lagu xiray, sharci-darrana waa lagu siidaayay
Baahin: Salaasa, Dec 20, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Wafti uu hogaaminayo afhayeen Shariif Xasan oo ka degay Garowe; Shirka wadatashiga Somalida oo berri ka furmi doona Garowe; Cutubyo ka tirsan ciidanka Jibuuti oo ka soo degay Muqdisho, lana hawl gali doona AMISOM; 7 maxbuus oo 18 bilood ku xirnaa xabsiga dhexe ee Laascaanood, maxkamadna aan la soo taagin, oo ka soomay raashinka.
DHEGEYSO-Warkii Fiidnimo ee Daljir iyo Cabdirashiid Bashiir Maxamuud.

?

Wasiirka gaashaandhiga Jabuuti iyi wafti uu hoggaaminayey oo maanta yimid Beledweyn, Maamulka gobolka Hiiraan oo ka warramay wax ay ka qabteen dhacdooyin ammaan darro gobolkaasi ka dhacay, Baarlamanka federaalka oo berri u ballansan cod-u-qaadidda xeer-hoosaadkii ay muddada ka doodayeen iyo Baaqyada xabbad-joojineed ee dagaalkii shalay ka dhacay Galgaduud oo isi soo taraya iyo xaalad degganaansho oo ka jirta deegaankii lagu diriray.
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0