Site icon Radio Daljir

Caawa iyo Daljir, Axad, Dec 2,Cabdifataax Cumar Geedi ‘Nairobi Kenya’

?

Wasiirka gaashaandhiga Jabuuti iyi wafti uu hoggaaminayey oo maanta yimid Beledweyn, Maamulka gobolka Hiiraan oo ka warramay wax ay ka qabteen dhacdooyin ammaan darro gobolkaasi ka dhacay, Baarlamanka federaalka oo berri u ballansan cod-u-qaadidda xeer-hoosaadkii ay muddada ka doodayeen iyo Baaqyada xabbad-joojineed ee dagaalkii shalay ka dhacay Galgaduud oo isi soo taraya iyo xaalad degganaansho oo ka jirta deegaankii lagu diriray.
?
https://daljir.com//resources/files/Caawa%20iyo%20Daljir%20Dec%200202012_%20Geeddi%20Nairobi.mp3?_=1
Exit mobile version