Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idinka imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa soojeedinaya wariye Xasan Haykal.

Qodobada Barnaamijka caawa ugu waaweyn waxaa ka mid ah:

  • Madaxweynaha soomaaliya oo u saaray Guddi khubaro ah qiimeynta xaalada maxaabiista xabsiga dhexe
  • Madaxda Maamulada Galmudug iyo Puntland oo heshiis cusub ku kala Saxiixday Magaalada Cadaado
  • Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho oo dib u howlgalay kadib markii maanta ay ku soo dhacday Diyaarad shixnad u siday Ciidamada Amisom
  • Taliska AMISOM oo ku dhawaaqay inay qaadayaan weeraro ka dhan ah Al-Shabaab bisha ramadaan
  • Hawlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka oo laga sameeyay magaalada Galkacyo.
  • Beelo diriri u dhaxaysay oo lagu hesiisiinayo Laascaanood

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com