Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ciid wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa idiin soojeedinaya Maxamud Cabdi Ibrahim.

Wararka caawa waxaa ugu waaweyn:

  • Waraysi dhaqdhaqaaqa Daacish iyo saamaynta deegaanka
  • Horumarka Garoowe iyo dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0