Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Qardho (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Qardho (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Qardho, waxaana idiin soo jeedinaya  Maxamed Cabdi Maxamed (Lakiman). qodobada ugu waawayn.

  • Madaxwaynaha Puntland oo soo celiyay badi golihii wasiirada ee baarlamaanku riday
  • Guddoomiye kuxigeenkii hore gobolka Bari oo lagu dilay Bosaaso iyo dad loo soo qabtay

Kaga bogo Caawa iyo Daljir oo hoos kadhegayso.

 

 

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0