Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkaan idin kaga imaanaya istuudyaha Daljir Garoowe, waxaana soojeedinaya Wariye Maxamed Lakiman.

Qodobada ugu waaweyn waxaa kamid ah:

  • Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo maanta daahfuray imtaxanadka shaahadiga ah ee Puntland iyo arday gaaraysa 12,678 arday oo u fariistay
  • Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta ka hadlay qaadista imtaxanadka shaahadiga ee Federaalka
  • Cudurka shuban-biyoodka oo saameyn ballaaran u gaystay Degmada Dhahar
  • Ciidamadda ammaanka Baladweyne oo gacanta ku dhigay walxaha qarxa iyo Taliska Booliska oo ka warbixiyey
  • Wasaaradda Waxbarashadda Galmudug oo hakisay xirirkii Wasaaradda Waxbarashadda Federaalka. Sababtu maxay tahay?

Qodobadaas iyo kuwa kale oo xiiso gaar ah leh waxaad ku maqli doontaan barnaamijka Caawa & Daljir oo idin ka imaanaya istudiyaha Daljir Garoowe

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com