Caawa & Daljir iyo Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Garoow

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Cabdixakiim Xuseen Xasan.

Qodobada waxaa ugu horeeya

  • Dowladda faderaalka oo guddi u saartay dhacdadii deegaanka Bariire
  • Turkiga oo raashiin soo gaarsiiyay Bossaso
  • Wasiiro booqday wadada Ceeldaahir-Cerigaabo

Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: