Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Daljir Bossaso caawaysinkan ka soo jeedinaya Axmed Shiikh Maxamed Tallman.

HOOS KA DHEGAYSO

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
  • gacayga waa Axmed C/raxmaan faarax 7 years ago

    asc idaacada daljir iyo dhamaan wariyayaasheeda sharafta leh run ahaantii waxaan kamid ahay dhagaysta yaashe idaacada daljir runtii waxaan aad udhagaystaa 3 baraamij oo idaacada kabaxa waxayna kala yihiin caawa iyo daljir xulsshada iyo baraamijka maanahadal ee jimcaha soogala

  • Mohamed nuur axmed 7 years ago

    Shirka london sida uu nabadoonku sheegay somalia wa waa dal khayraadkiisa ay kaydsan yihiin meel istaraatiiji ahna ku yaaal
    Ingiriis iyo maraykana baahi u qabaan marka soomaalida waxa la gudboon fursadaha hor yaacaya inay ka faaiidaystaaan

  • Mohamed Nour kilwe 7 years ago

    Asc dhaman bahda daljir.
    Waxan ka mid ahay kutaxanayaasha daljir, idaacad kale madhagaysto hadaysan dani igu kalifin,waliba 2barnaamij aad ban ugu taxanahay caawa iyo daljir iyo xulashada daljir, daljir waa idaacad la isku haleynkaro soo tabisa warka xaqiiqdiisi.
    Warka caawa aad ban uga mahadcelinayaa sida wanagsan ee la isugu dubaridey.
    War lahelaaaba talo lahel.

  • Shirwac Abdisamed 7 years ago

    Run Ahaantii Barnaamijka caawa cawayska Daljir aad baa an ugu xirnahay runtii waxaaba i xiiso galisay wararka Updetka Ah eee bulshada u tabisaaan
    0907412301

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com