Burhaan Axmed Daahir: ” Shirkii Garoowe wuxuu sii kala fogeyeey maamulo isku dhawaa (dhegayso|daawo)

Burhaan Axmed Daahir oo horey u soo noqday Guddoomiyaha ururka saxafiiyinta Puntland ee Map haddana ah siyaasi falanqeeya Arrimaha somaaliya ayaa ka hadlay shirki Garoowe ee fashilka ku soo dhamaaday.

Burhaan oo Waraysi gaar ah sinayeey Warbaahinta daljir ayaa sheegay in shirka iskaashiga Maamuladda iyo dowladda federaalka awalba uusan ahayn mid mirra dhala,isla markaana uu ahaa mid an lagu heshiin doniin.

Wariye Maxamed Xasan dhalo ayuu u waramay.

Hoos kadaawo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com